Booqashadii Wasiirada Wasaaradaha Maaliyada iyo Xanaanada Xoolaha ee Wershada ILEYS
Sat May 27 2023
Gudoomiyaha Shirkada ILEYS ENTERPRISES Mudane NOUR DUALE DIRIYE ayaa maanta kusoo dhaweeyay wershada ugu wayn geeska Africa ee ILEYS DETERGENT INDUSTRY CORPORATIONS Labada wasiir ee Kala aha Wasiirka Horumarinta Maaliyada Mr Sacad Ali Shire iyo wasiirka Wasarada Xanaanada Xoolaha Mr Siciid Sulub.







